Tahniyad Dhalasho Farxad leh

0
Monday September 15, 2014 - 10:15:47 in by salman abdi
  • Visits: 4321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad leh

    Waxanu Tahniyad Dhalasho u dirayna Sir Maxmed Axmed Maxmed Diriye iyo Marwadiis Nimco Cabdi Naasir oo Xalay wiil ugu dhashay Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxanu Tahniyad Dhalasho u dirayna Sir Maxmed Axmed Maxmed Diriye iyo Marwadiis Nimco Cabdi Naasir oo Xalay wiil ugu dhashay Hargeysa


Maamulka iyo Masuliyiinta Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan  Sir Maxmed Axmed Maxmed Diriye iyo Marwadiis  Nimco Cabdi Naasir oo Xalay 14-9-2014 Wiil ugu Dhashay‪ Magaalada Hargeysa ‬Wiilkaas oo loo Bixiyey AbdiQani‬ Mohamed Ahmed! Waaxanu ugu Ducaynayna  Ilaahay Hakaa Yeelo Mid Diintiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisaba Anfaca Umada Muslinkana Kaalin Kaga Jira Hadafkoda Nololeed !