Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaaq Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland By Jaamac C/Laahi Biime

0
Tuesday September 16, 2014 - 11:43:57 in by salman abdi
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaaq Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland By Jaamac C/Laahi Biime

    Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI


Illaaa Haddana Si Rasmi ah Loo Ogayn Inu yahay Musharaxa Madaxweyne Axmed ee Xisbiga WADANI Uga Dhex Tartami Doona Iyado aan Ila Hadda Xisbiga WADANI Qabsan Shirweynahoodi Golaha Dhex WADANI.

Waxu Gudoomiye Cirro Dirqi Kaga Badbaaday In Xilka Barlamanka Somaliland Laga Tuuro Iyado ay Golaha Guurtida Iyo Xukummada Kala Dhex Dhexaadiyeen Masuuliyinti Kuxigeenada Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiya Iyado Kadibna Loo Qabtay ila Bisha Octoobar in wax Mooshin Lagu soo Rogin Gudoomiyaha Barlamanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, waxaana Xukummado Iyo Kuxigeendiiso Ka Aqbaleen Go'aanadaasi.

Waxa Hadda Suuqa La Hadal haya in Mooshinki Dib uu Soo Laabtay, Iyado Loo Baahanyahay Ino Gudoomiyaha Barlamanko Labadan Xil ee Isko Hayo ama Marba uu Mid Ku gabanayo Iskaga Baxo, Banaanka Is Keeno Haddo Ku Eekaanayo Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Loona Dooranaya Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani ama Ino Ku eekaanayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.



Waa Billahi Towfiiq
Jaamac C/Laahi Biime
London / UK

******************************************************************************************************************************

Shebekedda Afkashacabka.com Masuul kama aha wixii dhaliil iyo toosin ah ee uu maqaalkani xambaarsanyahay keliya waxay dhiirigelinaysa is dhaafsiga fikirka , talo wadaaga iyo  wax isu sheega, balse qoraaga ku qoran qormadan aya xumaanteeda iyo xilkeedaba iska leh