OGAYSIIS:Ku Baro Qur'aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogto‏

0
Tuesday September 16, 2014 - 11:47:14 in by salman abdi
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGAYSIIS:Ku Baro Qur'aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogto‏

    Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la xidhiidh oo hore u gaadh markiska daarul cilmi oo ku caan baxay barista quraanka ka riimka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la xidhiidh oo hore u gaadh markiska daarul cilmi oo ku caan baxay barista quraanka ka riimka ah


Markisu Daarul Cilmi waxaa kuugu diyaara macalimiin somaliyed oo kubaridoona Quraanka oo kuugu dhigaya tajwiid lana xifdiyayo lalana subcinayo ardayga,waliba macalimiintaasu khibrad dheerada u leh sida loogu dhigo onlineka waxbarashadan kala duwan, waxaa intaa kuu dheer dhamaan shareecada islaamka oo laguu dhigi doono, qofkaste meesha uu laqabsankaro ,waxana dugsiga wax kadhigankara dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof waynba rag iyo dumarba.

 

sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin tartan aqoomeedyo iyo tababar Xagga Diinta ,Dhaqanka iyo Af-soomaaliga

Takale machadku waxaa uu bixinayaa luqadaha sida Arabiga , Englishta , somaliga iwm, sidoo kale waxaa uu dhigaya xisaabta isaga oo machadku kugu baridoon xisaabta luqado kale duwan sida English, carabiga oo lagugu sharaxayo xisaabta herarkeeda kala duwan.




 

Wixii faah faahina kala xidhiidh

TELL:525261 Mobil:0634211296

SKYPE:MARKAZ.CILMI