Shirkadaha Bixiya Adeega Internetka Qiimaha ay Dadka ka qaadan iyo Xawaaraha ay bixiyan Faraqa u dhexey By: Eng Nasir Abdi Hassan

0
Tuesday September 16, 2014 - 18:11:19 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadaha Bixiya Adeega Internetka Qiimaha ay Dadka ka qaadan iyo Xawaaraha ay bixiyan Faraqa u dhexey By: Eng Nasir Abdi Hassan

    Sida aynu wada ognahay Somaliland wax bixiya adeega internet ka ilaa 3 ama 4 shirkadood kuwaasi oo ay ugu cad cad yiin labada shirkadood ee telesom iyo somtel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aynu wada ognahay Somaliland wax bixiya adeega internet ka ilaa 3 ama 4 shirkadood kuwaasi oo ay ugu cad cad yiin labada shirkadood ee telesom iyo somtel


1 ) Shirkada Somtel ayaa ah mid ka mida shirkadaha bixiyaInternet Acceska laakiin internet koodu yahay mid qaali ah hadana aan control lahayn oo "wakhtigii uu doono iska tagaya , wakhtiguu doonana imaanaya " Hawaarihiisuna yahay62 Kpoo ah mid aad u liita halka wadamada kale yahay10 – 17 or 18 Mp.

Waxa aan waxyar idiinka iftiiminayaa waxa ay ku kala duwan yihiin Kp iyo Mp .

1 )Kp:- waxa weeye File Internet ku jira oo 62 kp ayaad per second

ama halkii ilbidhiqsi kula dagi kartaa . waa Access aad u yar.

Description: C:UsersNasir Abdi HassanDesktopTell.jpg



2)Mp:- waxa weeye File Internet ku jira oo 18 Mp ayaad per second
ama halkii ilbidhiqsi kula dagi kartaa . waa Access aad u wayn .



2 ) Shirkada Telesom ayaa iyaduna ka mida shirkadaha bixiya adeegan . lkaain shirkadaad waxa ay ka sii liidataa shirkad somtel iyadoo isticmaasha Qalab loo yaqaan Dial Up oo ah hab wire ka telephone oo ka laguu soo raacinaayo kaas oo kasii culus ka somtel .


Waxa aan wax idiin ka ifttiminayaa Adeega Dail Up ee shirkada telesom ay isticmaasho .

Hadaba Labada shirkadood ayaa ka siman Qiimaha ay siiyaan 62 kp oo ah 25 $ lacagtan wadamada kale waxaad kaga helaysaa ilaa 18 Mp /s .

Baaq

Waxa aan kula talin lahaa labada shirkadood anigoo ah Eng Nasir Andi Hassan inay dadka xawaara ay u kordhiyaan oo anay sii ay doonaan aanay ka yeelin umada .



By: Eng Nasir Abdi Hassan
Burco Somaliland
COntact: 4270011