Daawo:-Taariikhda dhul xeebeedka qadiimiga ah ee Eyl oo ku taalla gobolka Nugaal

0
Saturday December 15, 2018 - 08:10:38 in by salman abdi
  • Visits: 577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Taariikhda dhul xeebeedka qadiimiga ah ee Eyl oo ku taalla gobolka Nugaal

    Daawo:-Taariikhda dhul xeebeedka qadiimiga ah ee Eyl oo ku taalla gobolka Nugaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:-Taariikhda dhul xeebeedka qadiimiga ah ee Eyl oo ku taalla gobolka Nugaal

Eyl oo ka mid ah gobolka Nugaal waa degmo taariikhi ah oo dadka deggan lagu tilmaamo inay isugu jiraan xoola dhaqato, beeralley iyo kalluumeysato.

Dhismooyinka dhul xeebeedka Eyl oo ilaa iyo haatan ah kuwa qadiimi ah oo ka taagan ayaa la sheegaa in markii ugu horreysay uu halkaasi ka hirgeliyay nin u dhashay dalka Yemen.

Haddaba, Cabdikariin Maxamed Cabdi oo ka mid ah dadka degan Eyl ayaa weriyaha BBC Bashkas Jugsoo dhacay oo safar shaqo ku tagay dhawaan waxa uu uga waramay taariikhda qadiimiga ah ee dhul xeebeedka Eyl.