Hiilbaan u baahnahay WQ: Shakir Maxmed Cali

0
Thursday September 18, 2014 - 09:48:45 in by salman abdi
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hiilbaan u baahnahay WQ: Shakir Maxmed Cali

    Waxa aan ahay afkaagii aad ku soo nadab iyo caano maashaya ,waxaan ahay afkii abbayaashaa awoowoyaashaa ,waxan ahay .....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa aan ahay afkaagii aad ku soo nadab iyo caano maashaya ,waxaan ahay afkii abbayaashaa awoowoyaashaa ,waxan ahay .....
afkii umadda soomaaliyeed waxan jiray inta ay umada afkayga ku hadashaa jirtay oo dhan waxaan ahay af hodan ah oo waxyaalo badan kaga duwan afafka kale ee caalamka lagaga hadlo . 

Waxan ahay af laga tegay oo dadkii lahaa duleeyey oo ka huleelay waxaan ahay af laga faano oo la liido waxan ahay af la dayacay oo aan cidina daryeelin dawlad iyo shiciba ,mid wayn iyo mid yarba mid dheer iyo mid gaabanba waxaan ahay mid aan lasiin xaqii uu lahaa iyo booskiisii uu bulshada ku dhex lahaa ,waxaan ahaymid aan lahay cid horumarisa ,waxaan ahay mid dadkii sii ay ka jeclaaday afafkale iyo umadad kale dhaqan kood Dayaca iyo darxumada Ihaysa awgii waxaan aan ku baahnahay hiil waxan aan u baahnaahay cid I daryeesha waxa aan u baahnahay in lay ilaashado waxa aan u baahanahay in laysiiyo xaqaygii aan lahaa ,oo layga qaaday laygana duudsiyey , Waxa aan ka hadhay khayrkay iyo facay.

waxa aan ka hadhay khayrkay kiixigay ,waxa aan ahay mid laga wada dheereeyey oo afafkii oo dhan ka dheereeyeen Cida halkaa idhigatay waa umadda soomaaliyeed ee aan afka u ahay daalka iyo darxumada ihaysa waa iyaga dartood Halkii aan ka sugaayey horumarin, ilaalin, daryeel ,iyo ka war ahayn . 




Eng shaakir xaaji maxamed 
Shaakir_mc@hotmail.com 
Burco somallnd