London:-Gudoomiyaha maxakamada sare S.land aaden xaji Cali Ayaa Booqday Xarunta Cilmiga barista ee Ashadibiya ee Magaalada London,

0
Saturday December 29, 2018 - 14:24:03 in by salman abdi
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    London:-Gudoomiyaha maxakamada sare S.land aaden xaji Cali Ayaa Booqday Xarunta Cilmiga barista ee Ashadibiya ee Magaalada London,

    London:-Gudoomiyaha maxakamada sare S.land aaden xaji Cali Ayaa Booqday Xarunta Cilmiga barista ee Ashadibiya ee Magaalada London,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London:-Gudoomiyaha maxakamada sare S.land aaden xaji Cali Ayaa Booqday Xarunta Cilmiga barista ee Ashadibiya ee Magaalada London,

Gudoomiyaha maxkmada sare Somaliland aaden xaji call ayaa booqasho ku tagay xarunta cilmi barista ashaadibiya london Waxaana goobtan kusoo dhaweyay maamulka sare ee Ashadibiya group oo uu hogaaminaayo sheikh macalim cabdifatax Cali Axmed iyo gudoomiye siciid abdirashid caarshe iyo gudida sare ee ashaadibiya gudoomiyaha ayaa ahaa mid aad ugu farxsanaa xafladan lagu soo dhaweyay gudoomiyaha maxakamada sare ayaa ahayd mid aad u raaligalisay isgo goobtan kasoo dhex muuqden rag ay isku jaamacad ahaayeen oo saaciibadiiya kana tirsan maamulka sare ee ashaadibiya xafladan ayaa ahayd.mid ay ka muuqatay qiimayn iyo qadarin gaari isgoo gudoomiye aaden xaji Cali and ugu farxay xaruntta ashaadibiya iyo masdjidka Ashadibiya ee magaalada London