Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee WDDANI Oo Bari Dalka Somaliland Ku Soo Laabanaya Xilli Muran Xoogani Ka Taaganyahay Doorashooyinka

0
Monday January 21, 2019 - 11:47:09 in by salman abdi
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee WDDANI Oo Bari Dalka Somaliland Ku Soo Laabanaya Xilli Muran Xoogani Ka Taaganyahay Doorashooyinka

    Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee WDDANI Oo Bari Dalka Somaliland Ku Soo Laabanaya Xilli Muran Xoogani Ka Taaganyahay Doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee WDDANI Oo Bari Dalka Somaliland Ku Soo Laabanaya Xilli Muran Xoogani Ka Taaganyahay Doorashooyinka

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa la filaaya Inuu barqada ka subixii ku soo laabto Dalka Somaliland Kadib marki uu muddo socdaal Ugu maqnaa Waddamada KENYA iyo Itoobiya .

Soo laabashada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa ku soo beegmaysa xilli muran badani ka taaganyahay qabsoomida doorashooyinki Somaliland iyo guddida doorashooyinka. Sidoo kale waxaa Dalka ka jira buuq baqan oo ka dhashay xadhiga shakhsiyaadka xorriyad hadla.

Soo dhawaynta Guddoomiyaha ayaa laga dareemaya Magaaladda Hargaysa iyo baraha bulshadu ku kulanto ee Internerka . Waxyaabaha uu ka hadlo soo laabashadiisa kala soco shabakadda wararka ee Somalilandtoday.