UF WEEYE QABYAALADDA DIIDA: MAANSO CUSUB

0
Tuesday September 23, 2014 - 11:02:13 in by salman abdi
  • Visits: 1234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UF WEEYE QABYAALADDA DIIDA: MAANSO CUSUB

    maansadan waxa tiriyay cilmi_h_daahir oo waxka barta dalka masar.01/06/2014

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maansadan waxa tiriyay cilmi_h_daahir oo waxka barta dalka masar.01/06/2014

Maan sadan oo ku timi daren AAN ka qaday aragti iyo maqal
Aan arkay mudo aan fogayn ahana dhalin yaro aan aad ugu
Han wayna fakar kooda aqon tooda iyo mustaqbal wanagsan
Iiga muuqaday oo isugu jira wilal iyo gabdhoba, ayaan arkay
Oo ku milmay wacyiga ka jira dalka oo aad moodo inay kaba horeyan,
Taas ayaa waxa igu soodhacday maan sadan aan ka tiriyay
Oo ah waano, iyo daren cabir aan u mujiyay dhalinta Somaliland
Dal iyo debedba ha u badnadaan dhalinta jooga dalkii e:

aduun yadu waa dharaaro* iftiin maalin kuu baxaya.
Aqoon tuna waa Hogan* abidkaa ku an facaya.
Haadad ergadeda yesho *u raacdo siday amrayso.
Odhahbaan soo wataye *ilaah ha inagu anfaco e.
Abubtiyo maqalk tosan *Armad igu amin tan .
Ujeedaan leeyahooo *wuxuu arin kaygu yahay.
Inaan ergo soo diroo * ilaahay nagu anfaco.
Dhaman umiyaha adunka * tan iyo asxabi horeyay.
Waxaa loo aayi jiray * ubaxa hada soo koraya
Intii aragtiyi midayso * aqoon tana meel ka gadhay.
Dalkana ayahisa jecel * ku aada waxii wanaagsan.
Aflaa,diibaynu nahay * ubaxii wadan kaynu nahay
Wanaaga hadan ka ono * xumanta hadan ku iidno.
Qabyaalada lo abraaro * xumaha lo aba tiriyo,
Ununka qadhaadh labero * abeesiyo halaq la daysto,
Udgonka xishod ladhafo *abaarta xageed la ado,
Anfaaciga ad cunayso * mayeesho asayigii.
Aqonta hadan ka gurno *iblayska hadan la shawrno.
Hadan odayasha racno *o an af dhaban dhab dono.
Aqonti aan xanbaarnay * maxaa,ba laga ista fiidi?
War hoy ubaxi dalkaw *war hooy ayii dalkoow.
Ada bari ka ah amiir * adaa bari ka ah ugaas.
Ada ka arimin dhulkaba * ha beran ugxan dilaacda.
Afiyo kugu noqota bog *dabeed u adkaysan waydo
Adigu inanbaad taho * halku calaf ku abraarin.
Cidu ubad kaagu noqon *aqon uma lihide jog.
Waxay aragtidaydu tahay *imaan kaya an ka helay.
Inaan inamiyo gabdhaba *dhaman aragtida midayno.
Uf weye qabyalad diidno *ixsaankiyo sharafta dono,
Exada rer hebel ka gurno * afada wa kuma ka durugno.
Siyasiga oman tiisa * il iyo laba aan ku eegno
Abaabul wanagsan dono * ilahay xagiisa eegno.
Aduunyada sama kujogno * akirona xisaabta dhawrno


Xilmi Xaji Dahir
Masar / Qahira
https://www.facebook.com/Hilmi.daahir