Deg Deg:-Wargays Hargaysa Ka Soo Baxa Maxkamada Ku Soo Rogtay Iyo Xukumada Oo Soo Eedaysay

0
Sunday February 10, 2019 - 10:05:25 in by salman abdi
  • Visits: 509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:-Wargays Hargaysa Ka Soo Baxa Maxkamada Ku Soo Rogtay Iyo Xukumada Oo Soo Eedaysay

    Wargays Hargaysa Ka Soo Baxa Maxkamada Ku Soo Rogtay Iyo Xukumada Oo Soo Eedaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargays Hargaysa Ka Soo Baxa Maxkamada Ku Soo Rogtay Iyo Xukumada Oo Soo Eedaysay

Maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex oo muddooyinkii ugu dambeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka madaxa-bannaan Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka go’aan ka soo saartey dacwadaasi .

Maxkamadda ayaa saaka amartey in Wargeys-ka Foore ay xayirtey muddo hal sanno ah isla markaana ay ku ganaaxdey saddex Milyan oo ganaax lacageed ah.

Maxkamadda ayaa sidoo kale xidhay tifatirihii wargeyska Foore Maxamed Ilkacase illaa iyo inta la soo shubaayo lacagta ganaaxa ah ee Saddex Milyan ah.

Mas’uulyiinta Wargeyska Foore ayaa la sheegay in aaney ku qancin xukunkaasi, sidoo kale ururka SOLJA ayaan isla illaa hadda aan ka hadlin go’aanka maxkamadda.