Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Caafimaad Damiir Beelay (Qaybtii 60aad)

0
Tuesday February 26, 2019 - 13:59:39 in by salman abdi
  • Visits: 1630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Caafimaad Damiir Beelay (Qaybtii 60aad)

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Caafimaad Damiir Beelay (Qaybtii 60aad)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Caafimaad Damiir Beelay (Qaybtii 60aad)
Sideedaba in caafimaad qofku helaa waa xaquuq bani,aadanimo oo dunida oo dhami isla aqoonsantahay
Musuqa ka yimaad caafimaadka waa ku tagrifal awoodaha maamul ee shaqaalaha qaybaha kala duwan ee hay,adaha caafimaadka

Waxa muuqata in shaqaalaha caafimaadka Somaliland noqdeen Shabakad XUUB isku xidhan oo u heshiiyay inay ku tagri falaan caafimaadkii danta guud oo ay uga faaiidaystaan dan gaar ah!!!

 

wax ka horeeya aqoonta la xidhiidha caafimaadka ha ahaato mihnadlayaal ama shaqaale maamul , kaalkaaliyaal , isku xidhayaasha , caymiska caafimaadka , ganacsatada dawada iyo raga go,aanka sameeya iyo shaqaalaha dawlada ….. in qofka shaqada soo geliyaa DAMIIR IYO DIIN LEEYAHAY HADII LA WAAYO LABADAA WAA IN LA HELAA SHARCI QABTA OO ADAG!

Waxaa yaab ah ninka mihnada caafimaadka baranaya ee dadnimadu ka maqantahay muxuu noqonayaa ma heliblaa ? may hilibluhu waa nin muruq maal ah oo xalaal cun ah balse waa DADQAL dhexjooga dadkiisa


Dulmiga ugu badan waxa uu ku dhacaa danyarta bulshaweynta Somaliland, ninka heli kara in uu dhakhtar gaar ah geeyo ehelkii dhibtan haysata danyarta isaga waxba kama gelin

Kama jirto dunida dal dadkiisu bukaan oo guul weyn gaadhay ama hormar weyn gaadhay sababo ay ka mid tahay muwaadinka caafimaadka qabaa waa xoogii dalkan lagu hormarin lahaa oo muwaadinku waa hanti markaa waa in la ilaaliyaa caafimaad qabka muwaadinka


Madaxweynuhu wuu ku mahadsan yahay booqashooyinkii badnaa ee uu kusoo maray cusbitaalka guud ee caasimada isaga oo aad moodo inuu il gaar ah ku hayo qaybaha caafimaadka ee Somaliland


Waxaa yaable ninka ka shaqeeya qaybaha caafimadka ee ehelkiisii wax yeelo u geysanaaya damiir beelay , miyaanu ogayn in hadii ka dhuunto ISHA XUKUUMADA IYO ILAALIYAASHA ama iska qariyo SHARCIGA in ay jirto XISAAB AAKHIRO IYO DANBI LAGA GALAY SHACAB DULMAN OO CAFIS LAHAYN


Alle mahad leh