Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga.

0
Tuesday March 05, 2019 - 16:50:44 in by salman abdi
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga. Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.
Image may contain: 8 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people smilingImage may contain: 4 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 7 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 8 people, suitImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 12 people, people smiling, indoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: one or more people, crowd and indoorImage may contain: 1 person, sitting, on stage and indoorImage may contain: 2 people