Daawo:-Wasiirka arrimaha gudaha oo kulan kula leh Dhuusa-Mareeb madaxda Galmudug+Arimaha Laga Wada Hadlay.

0
Tuesday March 26, 2019 - 13:42:08 in by salman abdi
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Wasiirka arrimaha gudaha oo kulan kula leh Dhuusa-Mareeb madaxda Galmudug+Arimaha Laga Wada Hadlay.

    Daawo:-Wasiirka arrimaha gudaha oo kulan kula leh Dhuusa-Mareeb madaxda Galmudug+Arimaha Laga Wada Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:-Wasiirka arrimaha gudaha oo kulan kula leh Dhuusa-Mareeb madaxda Galmudug+Arimaha Laga Wada Hadlay.
Wasiirka Wasaarradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa kulamo halkaa kula qaatay madaxda Galmudug.


Wafdiga Wasiirka iyo madaxda Galmudug ayaa kulamo albaabada u xiran yihiin waxaa ay la qaateen madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo madaxa xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.
Inkastoo aan xog badan laga helin wada hadallada labada dhinac haddana warar hoos oo soo baxay ayaa sheegaya in Wasiirku isku dayayo sidii uu madaxda Galmudug ugu qancin lahaa doorashada madaxdtinimada Galmudug waqtigeeda ku dhacdo.

Waxaa sidoo kale wada hadallada qeyb ka noqonaya xalinta khilaafka dowladda iyo maamulka Galmudug, iyadoo dhowr jeer oo hore labada dhinac warbaahinta isku mariyeen hadallo iska soo horjeeda.