Safiirka Ruushka u fadhiisan doona somalia oo waraaqihiisi aqoonsiga maanta u geeyey Madxweynaha somalia

0
Monday March 03, 2014 - 20:35:02 in by Super Admin
  • Visits: 1298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Ruushka u fadhiisan doona somalia oo waraaqihiisi aqoonsiga maanta u geeyey Madxweynaha somalia

    Muqdisho:(Afka)Maddaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamud Ayaa Maanta Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Ruushka U Fadhiisan Doona Soomaaliya Mr. Valery Orlov.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:(Afka)Maddaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamud Ayaa Maanta Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Ruushka U Fadhiisan Doona Soomaaliya Mr. Valery Orlov.

Muqdisho:(Afka)Maddaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamud Ayaa Maanta Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Ruushka U Fadhiisan Doona Soomaaliya Mr. Valery Orlov.Danjiraha_Ruushka_ee_Somalia_1Danjiraha_Ruushka_ee_Somalia_2Safiirka Cusub  Ayaa Uga Mahad-Celiyay Madaxwyanaha Soomaaliya Sida Uu Uga Aqbalay Warqadahiisa Aqoonsiga Safiirnimo., Iyadoo Danijrahan Uu Noqonayo Danjirihii  Ugu Horreeyay Oo Ruushku U Soo Diraan Soomaaliya Wixii Ka Dambeeyay Burburkii Ku Dhacay Soomaaliya 23-Sano Ka Hor.Danjiraha_Ruushka_ee_Somalia_3Danjiraha_Ruushka_ee_Somalia_4"Dowladda Ruushka Aad Ayay Ugu Faraxsantahay In Maanta Xidhiidhkii Taariikhiga Ahaa Ee Soomaaliya Iyo Ruushka Uu Dib U Billowdo. Dowladda Ruushka Waxay Diyaar U Tahay Inay Ka Qayb-Qaadato Dib U Dhiska Dalka,” Ayuu Yidhi Safiirka Ruusha.

Madaxweynaha Somalia Oo Isna Hadlay Ayaa Yidhi: "Waxaan Uga Mahad-Celinayaa Dalka Ruushka Inay Safiir U Soo Diraan Somalia, Waana Ku Faraxsanahay In Ruushka Uu Dowladda Soomaaliya Kala Shaqeeyo Sidii Soomaaliya Dib Loogu Dhisi Lahaa, Isla Markaana Shacabka Soomaaliyeed Ay Heli Doonaan Fursado Shaqo Ama Tababaro Ama Deeq Waxbarasho.”

Xasan Sheekh Ayaa Intaas Ku Daray In Calaamku Ay Kalsooni Ku Qabaan In Somalia Ay Cagaheeda Isku Taagto, Isla Markaana Ay Soomaaliya U Gudubtay Marxalad Tii Hore Ka Duwan Oo Dhinaca Horumarka Ah.





Afkashacabka.com

Muqdisho/Office

Contact@afkashacabka.com