Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona. WQ: sucaad

0
Friday October 03, 2014 - 12:34:38 in by salman abdi
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona. WQ: sucaad

    Marka hore waxa mahadoo dhan iska leh allaaha wayn (swt) ee inaga dhigay umad islaam ah intaa ka dib ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxa mahadoo dhan iska leh allaaha wayn (swt) ee inaga dhigay umad islaam ah intaa ka dib ...

Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona.

 

Bismilaah:


Marka hore waxa mahadoo dhan iska leh allaaha wayn (swt) ee inaga dhigay umad islaam ah intaa ka dib waxan mahad gaar ah uu soo jeedinayaa saxafada madaxa banana ee kahawlgasha dhamaanba dalka somaliland iyo guud ahaanba shacbi waynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaanba waxaan leeyahay illaahay xaqa hana garansiiyo  dhamaanteenba.

 

Intaaskadibwaxanqormadaydankueegayaa in dufcadahan faraha badan ee kasoo qalinjabiyay jamacadaha wakhtigan aynu joogno waxa jira in aafo la magac baxday tahriib dalkeenii aafaysay oo ardaydeenii ku le‘deen qaar badan badaha, iyadoo tahriibku noqday imka dhibaatada ugu badan ee haysata dhalindhalinyarada ayaa loo baahanyahy in wax laga qabto oo aqoonyahanadeenaa inoo soo baxay la jaheeyo somaliland  tahriibkan ayaa salka ku haya shaqo la’aan baahsan oo dalka kajirta iyo isku sinaansho la’aan baahsan fursadaha shaqo ee dalka ka jirta soo noqotay yaad taqaanaa yaad se kugu jira halkii laga rabay in ay noqoto maxaad taqaana iyo aqoontiisu qof walba halkay dhigi lahayd .


Sidaa daraadeed waxa loo bahanyahay in shaqooyinka ama fursadaha shaqaale si siman loogu garsooro sinana iyo cadalad loogu garsooro oo laga saaro meesha hebel iyo qabyaalad taasoo ku kalifaysa in uu qalbijabo ardaygu.

 

Dhalinyarada Somaliland oo ah bulshada somaliland ayaa waxasi baa ‘an uu sameeayay duufaha is dabayaca ah ee dhaqan dhaqaale ee kaga yimada xaga  shaqaradinta .


Manta waxa calam ka hogaaminaya waa dhalinyaro wadanna waxauu horu mar kuu gaadhaa waa dhalinyaro dhalinyarada ayuubaa qarandhista ama dumisa marka inagu waxaynu haysanaa aqoonyahano inshallah wadanka inoo dhisi doona inaganawaxaa lay nooga bahanyahay in aynu dawladiyoshiciba uu gun tano oo inta aynu uu guntano dhalinyarada sinan iyo cadalad na lagu dhaqmo goobaha shaqaale.

Dhalinyaradana waxan leeyahay wadankiina aamina wadankaga ayuubad wax ku tahay waxa haboon dowaldu in ay jahayso ardayda soo baxday waxana ficnan lahad in halka casho looga samaynayo in la dhirigaliyo ardayda oo jamacadkasta ba ardayda ugu saraysa ay qabsadan dawalada iyo ganacsatadu tasina waxay yarayn lahad aafadan tahriibka oo ardaydu hadiii ay helaan shaqo may ka fikireen tahriib  iyo wax la maid ah lakiin marku wax uu qabto wayo ardaygu  meeluu wax ka qabto waka si qaldan uu fikiray ee iskudayay in uu tahriibo allaah waxaynu ka magangalayna in uu inaga daweeyo aafadan tahriibka ee imika wadan keen ugubka ku noqotay,

 

Dhalinyaradana mid ayaan leeyahay maanta waxaynu ku jirnaa cimrigeena wakhtigii uu qalisanaa cimrigagana waxa uu qaalisan uun abaahan in aynu mustaqbal wanagsan samaysano alle haynala qabtee Cimcirgeena waxa ugu qaalisan wakhti aad dhalinyarada tahy oo lagu waydiin doono malinta qiyamaha waxa lagu waydiindoona (4) su;alood waxana ugu horayndoona su’asha maxad qabatay dhaliyaranimadadiii.

Hadad  aqoon baratay mow gafa’iidaysay dadka islamka ah

Hadii aad maal lahayd halkuu ka soo galay

Maalkii aad haysay iyo halkeed kubixisay

 

Alxamdulilaah illahy ayaa ina gaadhsiiyay waxana haboon in aynu kafa’iidaysano oo intaaynu yarnahay mustaqbal samaysano oo uu dulqadano durufaha wadankeena amino manta calamka meelka fican somaliland ma jirto waayo Somaliland waana bad xoriyad ayaad meel walba ku maraysa amarka cidwalba  inaga ayaa ka sarayna.

 


Waad mahad santihiin

 

Wabilaahitawfiiq

 

 


WQ: Walashiin sucaad sh. Ahamed osman

Tell: 0634402931

Email :sucaadshahamed@gmail.com