War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Magaaladda Berbera Iyo U Jeedka Safarka.

0
Monday April 15, 2019 - 10:58:41 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Magaaladda Berbera Iyo U Jeedka Safarka.

    War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Magaaladda Berbera Iyo U Jeedka Safarka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Magaaladda Berbera Iyo U Jeedka Safarka. Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawaydsafar shoqo ugu baxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.


Madaxwaynaha ayaa subaxnimadii hore ka jarmaaday madaxtooyadda waxaana ujeedada socdaalkiisa laxidhiidhinayaa in uu xadhiga ka soo jari doono qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Dekedda Barbara.


 

 

Sidoo kale Madaxwayne Muuse Biixi waxala Qorsheeyay in uu la kulmolaqaato waxgaradka, Odayaasha, iyo Aqoonyahankagobolka saaaxil oo la filayo in dhinac walbadareenkiisa u gudbin doono.


Sanadihii u danbeeyay ila intii shirkadaDPwolrdheshiiska la gashy Somaliland waxaa siwayn looga dareemayay bulshadareer Saaxil qawad ay diidan yihiin sida wax loo maamulay marka lagsoo bilaboheshiisyadii xukuumadii siilaanyo la gashay dp worldoo intooda badanbulshadu u fasiranayasay kuwo qarsoodi ahaa oo umada laga qarin jiray, Waxaana bulshada reer saaxil u arkayeen heshiiskasi midshaqsiyaad dabada ka riixayeen oo dano shaqsi ah laga lahaa, laakiinwaxa hada muuqata inwaxooga isbdel ah ama rajosoo muuqato oo qodabadii lagu heshiiyay qaarkoodbidhaamayan.