Ciidamada Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Ah Walaalaha Al-Bashiirkii Xukunka Laga Tuuray.

0
Friday April 19, 2019 - 11:52:34 in by salman abdi
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Ah Walaalaha Al-Bashiirkii Xukunka Laga Tuuray.

    Ciidamada Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Ah Walaalaha Al-Bashiirkii Xukunka Laga Tuuray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Ah Walaalaha Al-Bashiirkii Xukunka Laga Tuuray.

Militariga Suudaan ayaa sheegay inay xabsiga u taxaabeen labo qof oo la dhashay madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Cumar Al Bashiir.


 

Afahayeen u hadlay militariga Suudaan ayaa sheegay in xiridda walaalaha Al Bashiir ay ka qeyb tahay ololaha looga soo horjeedo maamulkii hore.


Waxaa uu sheegay in la xidh xidhayo maleeshiyaadkii taabacsanaa maamulkii hore.

Cumar Al Bashiir ayaa shalay lagu xiray xabsiga Kobar oo horraan inta badan lagu xiri jiray siyaasyiinta mucaaradka ah.


Dibadbaxyaasha reer Suudaan waxay codsanayaan in la helo dowlad rayid ah.