Al-shabaab oo sheegatay mas'uuliyada Qarax ka dhacay xarunta degmada Warta-Nabadda

0
Tuesday May 14, 2019 - 17:26:46 in by salman abdi
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo sheegatay mas'uuliyada Qarax ka dhacay xarunta degmada Warta-Nabadda

    Al-shabaab oo sheegatay mas'uuliyada Qarax ka dhacay xarunta degmada Warta-Nabadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab oo sheegatay mas'uuliyada Qarax ka dhacay xarunta degmada Warta-Nabadda

Ururka Al-shabaab ee degaalka kula jira dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay mas'uuliyada Qarax maaanta lagu weeraray xarunta degmada Warta-Nabadda ( Ex Wardhiigley ) ee magaalada Muqdisho.

 

 

Ugu yaraan labo ruux ayaa la xaqiinayaa in ay ku dhiteen qaraxa oo loo adeegsaday gaarigaari NOHA ah oo laga soo buuxiyey wax-yaabah qarxa, xilli sida la sheegay dad barakacayaal ah deeq loogu qeybinayay xarunta.

 

 

Xarunta uu qaraxu ka dhacay ee degmada Warta-Nabadda ayaa ku taala dhabarka dambe ee Madaxtooyada Soomaaliya, lamana oga in uu ahaa gaari uu la socday qof ismiidaamiye ah ama gaari goobta la soo dhigay.

Qaraxan ayaa imanaya xili todobaadyadii ugu danbeeyay amaanka magaalada siweyn loo adkeeyay islamarkaana ay yaraadeen qaraxyadii ka dhacayay.