Ururka SOYVO Oo Tababar Ku saabsan Wacyigelinta Cudurka HIV/AIDS Usoo Gaba-gabeeyay 120 Dhaliyaro ah

0
Tuesday March 04, 2014 - 07:56:31 in by Super Admin
  • Visits: 1586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ururka SOYVO Oo Tababar Ku saabsan Wacyigelinta Cudurka HIV/AIDS Usoo Gaba-gabeeyay 120 Dhaliyaro ah

    Ururka wadaniga ah ee SOYVO ayaa ku qabtay magaalada Hargaysa Barnaamijka wacyigelinta iyo ka hortaga xanuunka HIV/AIDS, barnamijkaas oo dhalinta ku nool caasimada lagu barayay qaabka ay uga fogaankaraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka wadaniga ah ee SOYVO ayaa ku qabtay magaalada Hargaysa Barnaamijka wacyigelinta iyo ka hortaga xanuunka HIV/AIDS, barnamijkaas oo dhalinta ku nool caasimada lagu barayay qaabka ay uga fogaankaraan

Ururka Wadaniga ah Ee SOYVO Oo Tobabar Ku saabsan Wacyigelinta Cudurka HIV/AIDS Usoo Gaba-gabeeyay 120 Dhaliyaro ah .

Hargays(AFKA)Ururka wadaniga ah ee SOYVO ayaa ku qabtay  magaalada Hargaysa Barnaamijka wacyigelinta iyo ka hortaga xanuunka HIV/AIDS, barnamijkaas oo dhalinta ku nool caasimada lagu barayay qaabka ay uga fogaankaraan cudarkan iyo inaanay samayn waxyaaba lagu kala qaado oo ay ugu wayntahy sinadu.

Barnaaijkan ayaa waxaa  lagu wacyi gelinayay dhalinta da’doodu udhaxayso 15-sanno ilaa 30 sanno jir ku waas oo isugu jiray hablo iyo inamo

Barnaamijkan ayaa ka socda afar gobol oo kala ah Togdheer, Awdal, Saaxil iyo gobolka Maroodi jeex , waxayna ujeedada barnaamijkani tahay in la gaadhsiiyo dhalinyaro tiradoodu dhantahay 1800(kun iyo sided boqol ) waxaana maal gelisay Hay’adda UNIEF.

waxaana maanta loo soo gaba gabeeyay 120(Boqol iyo labaatan) kii ugu horeeyay oo kamida dhalinta ku dhaqan magaalada Hargaysa....

Barnaamijkan ayaa waxaa  kormeeraya Komishanka Qaranka ee la dagaalanka Aids-ka lana socday qaabka ay hay’adda wadaniga ah SOYVO ay ubixinaysan tobobarkan.

Agaasimaha guud ee SOLNEC  Cabdi Cali  ayaa dhalinyaradii tobobarkan qaatay kula dardaarmay inay casharada ay halakan ka qaateen ay ugudbiyaan  bulshadii ay ka yimaadeen ee ayna noqon waxa ay halkaasi ku dhaafaan isagoo dhinacaka kalana usoo jeediyay inay ka fogaadaan halista cudurka Dilaaga ah ee HIV/AIDS.

Sidoo kale waxa uu agaasimuhu amaan usoo jeediyay hay’adda wadaniga ah ee SOYVA  isaga oo ku amaanay qaabka fiican ee ay ubixiyeen tobobarkan.


Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com