Dhibaatooyinka uu Qaadku DhalliyoWQ:Nimco Faysal Cali Sheikh

0
Wednesday October 08, 2014 - 11:40:06 in by salman abdi
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibaatooyinka uu Qaadku DhalliyoWQ:Nimco Faysal Cali Sheikh

    inta badan dhibaatada qaadku saamay-say dhalinyarada guud ahaan waxan in taas u sii dheer isagoo qaadku dhalinyarada kala dagaalama mustaqbalkooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inta badan dhibaatada qaadku saamay-say dhalinyarada guud ahaan waxan in taas u sii dheer isagoo qaadku dhalinyarada kala dagaalama mustaqbalkooda

 isla markaana rajo beel ka dhigaya noloshooda ,kuna abuuraya niyad jab iyo xaalad dhaqaale xumo.

Aqoonyanada ku kala nool daafaha adduunka ee wax ka sheega qaadka midba si ayuu u qeexay uu yahay geed qaad .balse hore ayaa loo yiri[ ninba maankii haku meel maro] isla markaa aniguna waxa ku qeexiya laah; qaadku waa geed mukhaadiraad ah caafimaadkans u daran sababtuna waa maadada loo yaqaan [kaatiin] kuna dhex jirto qaadka hadaba qaadkii qeexnay waxa is waydiin leh waa maxay haadirad? mukhaadiraadku waa maado kasta oo hadii la isticmaalo ku keenta jidhika dhib iyo shid ,caqliga iyo maanka doorisa ,had iyo jeerna qofka isticmaalaa wuu la qabsadaa waxan ugu caansan mukhaadiraadka maadooyinka kala ah xashiinshada ,hafyoonka ,morfiinka ,hiiroowinka ,kookeynta iyo qaadka leeyahay u gudbo dhibtooyinka qaadku leehay waxana ka mida Gaasteri; oo ay sababto maadada [tannis] qaadkana waxay ka tahay maadadani[7-14%] bixitaankiisa mushkilad galmo ,cunto xumo ama cunto diid.hurdo yaraan. shhwada oo qubata ama maadooyinka ku jira qaadka oo dareenka kicinaya , kadibna dheecaanada xukumaya ay shaqadoodii u diyaar garoobaan soona daynayaan shahwaadii , qabsin ,tafiir daciif ah oo lagu arko ilamaha uu dhalay aabo qaadku cunay ,qaadiro ama ilway- naad waxaan kula talinayaa qof kasta inuu ka fogaado cunida qaadka ilayna waynu aragnaa dhibtiise.



Qore: Nimco Faysal Cali Sheikh

Hargeysa Somaliland 



**************************************************************************************************************************

Shebekedda Afkashacabka.com Masuul kama aha wixii dhaliil iyo toosin ah ee uu maqaalkani xambaarsanyahay keliya waxay dhiirigelinaysa is dhaafsiga fikirka , talo wadaaga iyo wax isu sheega, balse qoraaga ku qoran qormadan aya xumaanteeda iyo xilkeedaba iska leh