Dalka Maraykanka Oo Qofkii Ugu Horeeyay Ee Qaba Cudurka Ebolla Lagu Arkay Ka Dibna Geeriyooday …!!!!

0
Wednesday October 08, 2014 - 21:02:46 in by salman abdi
  • Visits: 739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Maraykanka Oo Qofkii Ugu Horeeyay Ee Qaba Cudurka Ebolla Lagu Arkay Ka Dibna Geeriyooday …!!!!

    Qofkii ugu horeeyey ee lagu arkay cudurka Ebola dalka Mareykanka ayaa u geeriyooday cudurka. Thomas Duncan waxa lagu daaweynayey cisbitaal ku yaala Texas, waxaana geeridiisa shaaciyey saraakiisha caafimaadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkii ugu horeeyey ee lagu arkay cudurka Ebola dalka Mareykanka ayaa u geeriyooday cudurka. Thomas Duncan waxa lagu daaweynayey cisbitaal ku yaala Texas, waxaana geeridiisa shaaciyey saraakiisha caafimaadka.


Mr Duncan waxa uu cudurkani ka qaaday dalka Liberia. Waxa uu noqday qofkii ugu horeeyey oo looga helo Ebola dalka mareykanka gudihiisa.

Saddex qof oo kale oo Mareykan ah ayuu sidoo kale ku dhacay cudurkan.

In ka badan 3000 oo qof ayaa Ebola ugu dhintay galbeedka Afrika.

Dhinaca kale Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dadka ka soo safraya qaarada afrika, gaar ahaan wadammada uu ka jiro cudurka Ebola, ee tagaya dalkeeda, lagu sameyn doono baaritaan heer sara ah ka hor inta aanan loo ogoalaan in galaan dalka.

Waxa gaar ahaan fiiro gaar ah loo yeelan doonaan rakaabka ka soo safraya Galbeedka Afrika.

 

Contact@afkashacabka.com