Muqdisho:Nuxurka Amaro Saamaynaya Garoonka Aadan Cade Oo Uu Shaaciyey Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Nuxurka Amaro Saamayna

0
Thursday June 06, 2019 - 18:33:22 in by salman abdi
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Nuxurka Amaro Saamaynaya Garoonka Aadan Cade Oo Uu Shaaciyey Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Nuxurka Amaro Saamayna

    Muqdisho:Nuxurka Amaro Saamaynaya Garoonka Aadan Cade Oo Uu Shaaciyey Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Nuxurka Amaro Saamayna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:Nuxurka Amaro Saamaynaya Garoonka Aadan Cade Oo Uu Shaaciyey Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Nuxurka Amaro Saamayna

Raysal wasaare ku xigeenka dawlada federaalka ah ee soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo saaray amar saamaynaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Image result for mahdi maxamed guuleed
 


 

Warqad amar ah oo ka soo baxday xafiiska raysal wasaare ku xigeenka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa lagu sheegay in la mamnuucay qashin la sheegay in lagu qubi jiray garoonka diyaaaaradaha ee magaalada Muqdisho.


Warqada amarka ah ee ka soo baxday raysal wasaare ku xigeenka soomaaliya ayaa lagu socodsiiyey wasiirka gaadiidka iyo duulinta hawada, xafiisyada Amisom iyo qaramada midoobay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.


Raysal wasaare ku xigeen Mahdi Maxamed Guuleed ayaa warqada amarka ah ee uu soo saaray ku sheegay inuu kordhay qashinta lagu qubo isla markaana dhexyaala garoonka Aadan Cade ee Muqdisho, isaga oo cadeeyey in wixii ka dambeeya 1- bisha July ee soo socota in la mamnuucay in qashin lagu shubo madaarka Muqdisho.


Sidoo kale, amarka raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay in gudaha madaarka lala galo hadhaaga dawooyinka, agabyada gubtay iyo waxyaabaha qashinka noqon kara ee madaarka lagaga tari karo.