Faalo: Tahriiba Maanta Waa Qurba Jooga Bari.W/Q Aqoon yahan Abdirashid Salaad Cali

0
Friday October 10, 2014 - 12:57:53 in by salman abdi
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faalo: Tahriiba Maanta Waa Qurba Jooga Bari.W/Q Aqoon yahan Abdirashid Salaad Cali

    Kumanan iyo Kumanaan Dad ah ayaa Dalka Ka Haajira Si ay unoqdaan Qurba Joogta Bari Hase Ahaate waxa ay si maraan Dhib Badan iyo Rafaad Taasi oo ay uraacdo Silic Jidhdil iyo Waxyabaha La Halmaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanan iyo Kumanaan Dad ah ayaa Dalka Ka Haajira Si ay unoqdaan Qurba Joogta Bari Hase Ahaate waxa ay si maraan Dhib Badan iyo Rafaad Taasi oo ay uraacdo Silic Jidhdil iyo Waxyabaha La Halmaala

Hadaba Maxa sababay Inay Dhalintu Tahriibto Ma Shaqo La,aan ayaa Tala Mise Iyaga Garanla Wadada Loo Maro Jawaabtu waa Dhalinta ayaan Garanayn Wadada Loo Maro Shaqada Sababta oo ah Waxa Jira Shirkado Wawayn oo Qata Shaqaale Badan oo Soo Kordhiya Mashariic Badan Waxa Jira Siyaabo Badan Oo Fudud oo Loo Shaqaysto,

Hadii aan wax ka Taabto Wadada Loo Maro Shaqada Waa inaad Marka Hore Diyaar Unaqoto Inaad tahay Shaqo Tag una diyaar ah Shaqo Kasta oo Soo Baxda Inaad Leedahay Xirfadeeda Ama Aqoonteeda Waxa Shaqada ku Horseedi Karta Inaad Tahay Qof Aqoon Buuxda Leh oo Aad Ku Shaqo Tagi Karto ama Aad Nolashaada Ku Dabari Karto Waxa aad Maqlaysa Inan Yar oo Da,adiisu Tahay 17Jir oo Magac iyo Sumcad Ku Dhex leh Bulshada iyo Dhamaan Dhulka Ay Somalidu Dagto Hadana Waxaad Arkaysa Qof 50 Jir ka Wayn Oo Aaan Magac Iyo Sumcad aan ku Lahayn Xata Laga Aqoon Gobolka Uu Ku Nool Yahay Magac ku Lahayn Bulshada Dhaxdooda Taasina waxa uu ku Gaadhay Aqoon iyo Dadaal Dheerada oo Mariyay Naftiisa ,

Dhalinyarada Dalka ayaa Uqayb samaa Siyaabo Badan oo Ka mida In Shaqaysata ,in ku Hawln Cunista Qaadka ama Balwada,in ku Hawlan Tahriib Iyo Qaar Iska Fadhiya Suuqa iyo Makhayadaha,Inta Ugu Yar 10% Ayaa Shaqaysa Ama Ganacsada .


Hadii aan Kusoo Afmeero Halku Dhiga Faladayda Ayaa Ah Fakirka ay Amisan Yahiin Tahriibayaashu Taasi Oo ay Qaacido Ka Dhigtaan "Tahriibaha Maanta Waa Qurba Jooga Bari”.

W/Q Aqoon yahan Abdirashid Salaad Cali

Burco/Office