Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare

0
Wednesday July 24, 2019 - 16:48:16 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare

    Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada Imtaxaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee gobollada koonfurta iyo bartamaha ee la qaaday bishii May ee sanadkan.


Natiijo la yaab leh ayaana ka soo baxday natiijada la shaaciyay kadib markii ku dhawaad todobo kun oo arday ay dhaceen imtixaankii la qaaday, iyadoo noqonaysa markii ugu horeysay ee tiro intaa la eg ay hadhaan tan iyo markii dawladdu bilowday qaadista imtixaanka mideysan ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.




 

Wasiirka waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday tobanka ardeyda ee ugu horreysay imtixaanaadka isla markaasna ka dhawaajiyay in dowladda ay siin doonto deeq waxbarasho oo lacag la'aan ah.