War Deg Deg Ah:-Gudomiyihii Gobalka Banaadir Eng Yariisow Oo Goordhawayd Geeriyoday.

0
Thursday August 01, 2019 - 16:43:30 in by salman abdi
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gudomiyihii Gobalka Banaadir Eng Yariisow Oo Goordhawayd Geeriyoday.

    War Deg Deg Ah:-Gudomiyihii Gobalka Banaadir Eng Yariisow Oo Goordhawayd Geeriyoday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gudomiyihii Gobalka Banaadir Eng Yariisow Oo Goordhawayd Geeriyoday. Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Qatar, sida ay xaqiijisay wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaradaha Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye.
Allaha u naxaristo, Cabdiraxmaan Yariisow ayaa ku geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qarax ka dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir maalintii Arbacadda ee toddobaadkii hore.
Marxuun Eng Yariisow, ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dalka Somalia.