Jawaab: Maqaalkii Ahaa Jamaal Cali Xuseen Malaha Aragti Hogaamineed.

0
Tuesday October 14, 2014 - 08:50:58 in by salman abdi
  • Visits: 1210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaab: Maqaalkii Ahaa Jamaal Cali Xuseen Malaha Aragti Hogaamineed.

    Waxaan jecelahay in aan jawaab kooban kabixiyo qoraal uu soo dhigay hadhwanaag nin magaciisa ku sheegay prof. maxamed axmed farax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan jecelahay in aan jawaab kooban kabixiyo qoraal uu soo dhigay hadhwanaag nin magaciisa ku sheegay prof. maxamed axmed farax.


waxaan maxamed usheegayaa in  uu Jamaal yahay shakhsi leh karti iyo aqoon lagu hago qaran dhankasta ka araday sida Somaliland. Jamaal maaha nin qabiiliya. Waayo anigu qabiilkiisa ma ahi waxaanaan cadaynayaa  in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kanadiifa dhaqamada qabyaalada, ee laguyaqaano ragmadaxa oo xilhaya, adiguna maad cadayn meel uu cid ku qabyaaladeeyay. Jamaal  weli xil cidi umadhiiban oo wax uu qabiili kunoqdo ama lagula xisaabtamo ma arko. Markaa iniga waxa ii muuqata in adiga qabyaaladi kaa buuxdo oo aad idhaa ka qarsanayso waxa manta Somaliland ka socda. Aqoonta iyo waxbarashaduna waa wax dalku ubahaan yahay. Wana ceeb in aad qof walaalkaa ah aad kucaydo aqoontuu bartay halkaad ku amaanini lahayd. waad ogtahay in malinkasata la saxeexo heshiisyo aan la fahamsanayn waxa ayka hadlayaan waana guuldarada haysata wadanka ee dad aan waxba baran xil loo dhiibayo.Adna matihid (professor) waayo qoraalkaaga kama muuqdo anshaxii dadka waxbarta lagu yaqiinay waxaad soo qortayna cadaymo umahaysid. Waxaan hadalkii ku gunaanadayaa jamal waa musharax inuu heli iyo in kale ilaahbaa og. Adigu waxaad leedahay (one vote)hadaad Jamaal diidantahay sii cidaad rabto laakiin been iyo waxaanu Jamaal yahay haku sheegin. Guntii iyo gebabadii waxaan ku odhanlahaa, cafis waydiiso Jamaal cali xuseen Illahayna kabaq oo adigu qabyaalada iskadaa.

 
ALI HUSSEIN AXMED
 
USA
alaale99@yahoo.com