Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhaceysa

0
Thursday August 22, 2019 - 09:12:17 in by salman abdi
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhaceysa

    Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhaceysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhaceysa

Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ku beegan tahay 22ka bishan Augusto ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland.

 

 

Doorashada ayaa lagu wadaa in ay ku tartamaa ilaa Afar musharax oo kala ah madaxweynaha xiligan ka arimiya mamulka Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo markii saddexaad doonaya in loo doorto xilka madaxweynaha,Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow) musharax Maxamed Cumar Geedi iyo Canab Maxamed Daahir.

 

 

Doorashada Maanta ka dhaceysa Magalada Kismaayo ayaa natiijada kasoo baxda waxaa horay u sheegay inaysan aqoonsan doonin Dowladda Federaalka Soomaaliya halka Beesha Caalamka ay si lamid ah shaki gelisay inay aqoonsato.