Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaray Odayaashii ay soo bandhigeen Al-shabaab

0
Thursday September 12, 2019 - 13:48:19 in by salman abdi
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaray Odayaashii ay soo bandhigeen Al-shabaab

    Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaray Odayaashii ay soo bandhigeen Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaray Odayaashii ay soo bandhigeen Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War- saxaafadeed ay ka soo saartay odayaal dhaqameedyo ay dhowaan soo bandhigeen Al-shabaab, kuwaasoo lagu sheegay inay ahaayeen odayaashii soo xulay ergooyinkii soo doortay xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

 

 

 

War saxaafadeed ka soo baxay, Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya. ayaa lagu sheegay in odayaasha ay soo bandhigeen Al-Shabaab aysan aheyn kuwii rasmiga ahaa. Isla markaana ay yihiin kuwo been abuur ah, kuwaas oo ugeliyey koofiyado iyo cimaamado, ayna qasab uga hadal siiyeen.

 

Al-Shabaab ayaa deegaanada ay maamulaan, ku soo bandhigay odayaal iyo ergooyinka soo doortay Xildhibaanada. Kuwaasoo ay u qabteen muddo 45 cisho inay isku soo diiwaan geliyaan, waxaana illaa hataan ay soo bandhigeen Odayaashii soo xulay ergooyinka soo doortay Xildhibaanada Maamulada Koofur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay dowladda Soomaaliya :-