Madaxweyne Biixi Oo Safar Ugu Baxaya Burco+U Jeedka Safarka Madaxwenaha.

0
Saturday September 14, 2019 - 11:56:40 in by salman abdi
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Safar Ugu Baxaya Burco+U Jeedka Safarka Madaxwenaha.

    Madaxweyne Biixi Oo Safar Ugu Baxaya Burco+U Jeedka Safarka Madaxwenaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Safar Ugu Baxaya Burco+U Jeedka Safarka Madaxwenaha.
Ujeedada Safar uu madaxweynaha Soomaaliland ku tagayo magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer


Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno Ka tirsan Xukuumadiisa ayaa la filayaa in ay safar ugu baxaan Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Safarka madaxweynaha Soomaaliland oo uu ka bilaabay Magaaladda Boorama, kuna xigsiiyay Gabiley ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa uu caawa u sii hooyan doonaa Magaaladda Berbera, halkaas oo uu kula kulmi doono maamulka gobolkaasi.


Ujeedada safarkiisan Burco ayaa ah sidii uu uga qayb geli lahaa xafladda qalin jabinta ardayda dhamaysatay kulliyaddaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Burco, taas oo intii uu xilka hayay u noqonaysa markii ugu horeysay ee uu kala qayb galo.

Dawladda Hoose ee Magaalada Burco ayaa iyaguna durba bilaabay dhismaha wadada uu soo marayo Madaxweynaha Soomaaliland, waxaanay u muuqataa in ay isu diyaarinayaan soo dhaweynta waftiga madaxweynaha.