Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysa Shaaciyaya Itxaanka Ashahaadiga Ah Iyo Tirada Ardayda Baastay.

0
Friday September 20, 2019 - 16:21:38 in by salman abdi
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysa Shaaciyaya Itxaanka Ashahaadiga Ah Iyo Tirada Ardayda Baastay.

    Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysa Shaaciyaya Itxaanka Ashahaadiga Ah Iyo Tirada Ardayda Baastay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysa Shaaciyaya Itxaanka Ashahaadiga Ah Iyo Tirada Ardayda Baastay.

Waaxda Imtixaanaadka ee dalka Itoobiya ayaa maanta shaacisay dhibcaha ay ku gudbayaan Ardaydii dhawaan gashay Imtixaankii fasalka 10aad.

 

 

Haddaba waaxda Imtixaanaadka ee dalka ayaa saddex qaybood u kala dhigtay dhibcaha loogu gudbayo fasalka 11aad waxayna kala yihiin.

1- Lab 2.00 iyo wixii ka sareeya.
2- Dhadig. 1.86 iyo wixii ka sareeya

Dadka laxaadka la' sida dhagoolayaasha.
1- Lab. 1.86 iyo wixii ka sareeya.
2- Dhadig 1.71 iyo wixii ka sareeya.

Dadka Indhoolayaasha ah.
1- Lab 1.71
2- Dhadig. 1.61

Degaanada soo koraya sida Degaanka Soomaalida.
1- Lab 1.86 iyo wixii ka sareeya.
2 Dhadig. 1.71 iyo wixii ka sareeya.

Guud ahaan dalka Itoobiya ayaa ardaydii dhawaan Imtixaanaadka fasalka 10aad u fadhiistay waxay noqdeen kuwo dhibco hoose keenay halka qaarkoodna ayba ku dhaceen, waana midda keentay in hoos loo dhigo dhibcaha lagu baasayo.

Dhanka Degaanka Soomaalida arday badan oo rajo dhigtay ayay dhibcahan la shaaciyay niyadooda kor usoo qaadaysaa iyagoo islahaa dhibcaha aad haysataani meelna idin gaadhsiinmayso.