Xildhibaan Rayte iyo Gudomiye Muse Bixi oo isku Fara saaray kaftan ay is weydaarsadeen iyo Xuska Shuhadada SNM ee Loo Diiday Dadka kale inay Xusaan

0
Saturday October 18, 2014 - 08:46:57 in by salman abdi
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Rayte iyo Gudomiye Muse Bixi oo isku Fara saaray kaftan ay is weydaarsadeen iyo Xuska Shuhadada SNM ee Loo Diiday Dadka kale inay Xusaan

    Siday wararka xog ogaali sheegayaan waxa dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaan Rayte oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland, sidoo kalena ah xubin xisbiga WADDANI ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siday wararka xog ogaali sheegayaan waxa dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaan Rayte oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland, sidoo kalena ah xubin xisbiga WADDANI ah .

Labadan masuul ayaa isku khilaafay xanibaada lagu soo rogey rugta Hinde Dhowr oo ay lee dahay Mujaahidad Sahra Halgan oo kamid ah mujaahidiintii dalkan xoraysay ee SNM oo dhowaan loo diiday in ay xarunteedaasi ku samayso xus loogu talo galay mujaahidiintii SNM.

Dagaalkan gacan ka hadalka ah ayaa dhacay kadib markii ay kaftan is weydaarsadeen sida la sheegaayo labada masuul ee Muuse Biixi iyo Xildhibaan Rayte,kadibna uu markii dambe keenay is maandhaaf dhaliyey,taas oo keentay inuu xildhibaan Rayte koob ku tuuro Muuse Biixi.



Contact@afkashacabka.com