Hambalyo Meher wacan Maxmed Shaami iyo Samiira Cumar

0
Saturday October 18, 2014 - 11:14:41 in by salman abdi
  • Visits: 2010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher wacan Maxmed Shaami iyo Samiira Cumar

    Dhamaan Dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Burco, Hargeysa iyo Adis-ababa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan boqorka iyo Boqorada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Burco, Hargeysa iyo Adis-ababa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan boqorka iyo Boqorada.

Hambalyo Meher wacan Maxmed Shaami iyo Samiira Cumar

1.Suleymaan Cabdisitaar Dubad

2.Xamse Maxamuud Xaaji Muuse

3.Cabdifataax siciid Shalumaray

4.Cawad Cali Maxamed

5.Mubarik Faarax Warsame

6.Axmed Maxamed Cige

7.Maxamuud Cabdi Biixi

 

Dhamaan Dadkan oo kala jooga Burco, Hargeysa iyo Adis-ababa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan boqorka iyo Boqorada.

Mudane MaxamedMaxamuud maxamed (shaami)

iyo

Marwadiisa Samiira Cumar Suufi

 

Oo meherkoodu maanta 17/10/2014 ka dhacay Magaalada Burco Somaliland wxaanu leenahay noqda reerkii isku reeya,isku raga, isu riyaaqa dega rug rays qabow oo ka rumeeyey dhigista Rukumadii noloshooda Rabi haydin kala siiyo Ubad iyo awlaad idinka iyo anakaba na anfacda… Meherkiinana ku gaadha aqalgalkiina idimka ilaahay..