Hambalyo Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac

0
Saturday October 18, 2014 - 13:10:04 in by salman abdi
  • Visits: 3056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac

    Dhammaanba Bahda Shebekedda Caalamiga aha ee Afkashcabka.com Waxay Hambalyo Bogaadin iyo Duco ba u dirayaan Lammanaha Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac oo xalay ku aqal Galay Hotel City Plaza ee Magaalada Burco., waxaan leenahay noqd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaanba Bahda Shebekedda Caalamiga aha ee Afkashcabka.com Waxay Hambalyo Bogaadin iyo Duco ba u dirayaan Lammanaha Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac oo xalay ku aqal Galay Hotel City Plaza ee Magaalada Burco., waxaan leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiiin aaamiiin