War Deg Deg Ah:-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan deg deg ah la iskugu yeedhay Maalinta Sabtida ah + Ujeedada.

0
Friday October 11, 2019 - 15:31:21 in by salman abdi
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan deg deg ah la iskugu yeedhay Maalinta Sabtida ah + Ujeedada.

    War Deg Deg Ah:-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan deg deg ah la iskugu yeedhay Maalinta Sabtida ah + Ujeedada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan deg deg ah la iskugu yeedhay Maalinta Sabtida ah + Ujeedada.

Warqad Goordhawayd ka soo baxday Xoghaya Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa la iskugu yeedhay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Maalinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa ee ay Bishu tahay 12.

Akhri Warqadda.

No photo description available.

Wararka Foore helayo ayaa sheegaya inay Ujeedada ugu weyn ee Golaha la iskugu yeedhay ay tahay ansixinta Xubnaha Komishana Cusub oo qaarkood hore loo magacaabay kuwa kalena la filayo in saacadaha soo socda lasoo dhamaystiro magacaabistooda.