Puntland oo shaacisay dalalka ay ka soo jeedaan Maraakiib si sharci darro ah uga kaluumeysta

0
Wednesday October 16, 2019 - 09:05:47 in by salman abdi
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo shaacisay dalalka ay ka soo jeedaan Maraakiib si sharci darro ah uga kaluumeysta

    Puntland oo shaacisay dalalka ay ka soo jeedaan Maraakiib si sharci darro ah uga kaluumeysta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland oo shaacisay dalalka ay ka soo jeedaan Maraakiib si sharci darro ah uga kaluumeysta

Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay sahaciyay tirada iyo dalalka ay ka soo jeedaan Maraakiib si sharci darro ah uga guuleysta xeebaha deegaannada uu maamulku ka armiyo.

 

 

Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ayaa sheegtayin ay maraakiibtaan yihiin kuwo ku caan baxay kaluumeysiga sharci-darrada iyo gurashada kheyraadka ku jira Xeebaha Maamulka Puntland

 

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Faraax Cawaash oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay In ilaa 18 Markab oo laga kala leeyahay dalalaka Iiraan, Hidiya, iyo Paskistaan yihiin kuwo si sharci darro ah uga Kuuleysta deegaannada Xeebaha Deegaannda Puntland.

 

Baaritaano ayuu sheegay in ay ku hayaan Shirkaddo kale iyo Maraakiib Shisheeye oo aan shatiyo ka heysan Wasaaradiisa ,islamarkaana ka mid ah kuwa sida sharci-darrada ah u kalluumeysta.