Wafdigii madasha Xisbiyada Qaran oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif

0
Sunday November 10, 2019 - 17:02:29 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdigii madasha Xisbiyada Qaran oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif

    Wafdigii madasha Xisbiyada Qaran oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdigii madasha Xisbiyada Qaran oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif

Wafdigi madasha Xisbiyada Qaran ee maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.


Wafdigan oo ay horkacayeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Shariif xassan Sheekh Aadan ayaa kulan ay la qaateen Ugaas Xassan kala hadlay xaalada guud ee gobolka gaar ahaan magaalada Beledweyne oo dhawaan ay ku dhuftay Fatahaadii ugu cusleyd ee taariikhda inta la xasuusto soo marta magalada.

 

Gaar ahaan waxaa ay isla soo qaadaan sidii loo dardargalin lahaa gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saameynta adag ku yeelatay Fatahaadda ee ku barakacay daafaha magaalada.

Wali waxaa soconaya gurmadka kala duwan ee la soo gaarsiinayo magaalada Beledweyne madaama ay madasha Xisbiyada qeyb ka noqonayaan gargaarka socda.