Waa Kuwee 11-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Todobaadkan?

0
Tuesday October 21, 2014 - 12:28:17 in by Burco Office
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee 11-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Todobaadkan?

    Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalaka Premiership-ka ee England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalaka Premiership-ka ee England

 

 

Kulamadii 8-aad ee horyaalka England ayaa todobaadkan la ciyaaray waxaana weli la celin yahay oo hogaanka si jiidanaysa kooxda Chelsea oo guuleesatay haatana 5-dhibcood EPL ku horkaceyso.

Sidoo kale Sergio Aguero ayaa wacdaro dhigay madaama uu 4-gool ka dhaliyay naadiga Tottenham, halka kooxda Liverpool iyadana kulan waali ah 3-2 kaga adkaatay kooxda QPR.

Geeska kale kooxaha New Castle, West Ham , Stoke, Everton iyo Southampton ayaa guuleesteen halka Arsenal iyo Man United iyadana bar bar dhac lama filaan ah ay galeen kulamadii ay ciyaareen. 



Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan Premiership-ka England:

Goolhaye: JOE HART (MANCHESTER CITY)

Daafaca: SEAMUS COLEMAN (EVERTON), MARTIN SKRTEL (LIVERPOOL), PHIL JAGIELKA (EVERTON), LEIGHTON BAINES (EVERTON).

Khadka dhexe: NEMANJA MATIC (CHELSEA), CESC FABREGAS (CHELSEA), DUSAN TADIC (SOUTHAMPTON), RAHEEM STERLING (LIVERPOOL), ALEXIS SANCHEZ (ARSENAL).

Weerarka: SERGIO AGUERO (MANCHESTER CITY) 




 

 

Contact@afkashacabka.com