Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo La Baafinayo Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen.

0
Saturday November 16, 2019 - 13:56:15 in by salman abdi
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo La Baafinayo Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen.

    Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo La Baafinayo Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo La Baafinayo Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen.

Wasiiradan oo xaalado kala duwan uga maqan dalka ,ayaa wararka qaar ay sheegan in wasiirada qaar xaalad caafimad debada ugu maqan yihiin ,iyadoo maalmihii u danbeeyay laga war sugaayey isku shaandhayn madaxwayne biixi xukuumadiisa ku samayn doono oo la filaayo inuu masuuliyin badan waayi donan xilalkooda.

Wasiirada aan ilaa hatan lahayn meel ay jaan iyo cidhib dhigeen waxa ka mid ah wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Jsl Cabdirashiid Ducaale qambi ,wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl yaasin maxamuud xiir faratoon,wasiirka wasaarada xidhiidhka goloyaasha iyo arimaha Dastuurka maxamuud xaaji aadan ,wasiirka wasaarada Maaliyada JSL Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaarada deeganka jsl Marwo Shugri xariir ismaacil.

Wasiiradan oo in dhawayd kaso muuqan saaxada siyaasada xukuumada madaxwayne biixi ayaa la filaaya inuu dhawaan raaciyo isku shaandhaynta uu ku samaynayo golaha xuukuumadiisa.