Sarkaal Sare Oo Katirsan Ciidamada Milatariyga Somaliya Iyo Wasaaradda Gashaandhiga Muqdisho Oo Goor Dhoweyd Lagu Dilay Degmada Hodan.

0
Tuesday October 21, 2014 - 21:22:35 in by salman abdi
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Sare Oo Katirsan Ciidamada Milatariyga Somaliya Iyo Wasaaradda Gashaandhiga Muqdisho Oo Goor Dhoweyd Lagu Dilay Degmada Hodan.

    Waxa goor dhoweyd lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsan ciidamada dalkaasi Somaliya,waxaana dilkan geystay kooxo ku hubaysnaa baastoolado,iyaga oo markii ay dilkaasi geysteen meesha ka baxsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa goor dhoweyd lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsan ciidamada dalkaasi Somaliya,waxaana dilkan geystay kooxo ku hubaysnaa baastoolado,iyaga oo markii ay dilkaasi geysteen meesha ka baxsaday.


Sarkaalkan la dilay oo ku sugnaa waqtigaasi degmadaasi ayaa lagu magcaabaa sida la sheegay Cismaan Giirow,waxaanu kamid ahaa saraakiisha sar sare ee ciidamada dawlada Somaliya,sidoo kalena waxa uu ka mid ahaa dadka qaybta weyn ka ah wasaaradda Gashaandhiga dalkaasi Somaliya.
Ilaa hadda lama garanaayo cida dilkaasi geysatay iyo sababta loo dilay midnaba,iyada oo ay halkaasi gaadheen ciidamada amaanka ee dawlada Somaliya.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Contact@afkashacabka.com