Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, Ayaa Aqbashey in Somalia loo diro Koox Baaritaan Tacdiyada Kufsiga ee Lagu edeyay Amison

0
Tuesday October 21, 2014 - 21:40:07 in by salman abdi
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, Ayaa Aqbashey in Somalia loo diro Koox Baaritaan Tacdiyada Kufsiga ee Lagu edeyay Amison

    Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, ayaa aqbashey in Somalia loo diro koox baaritaan ku soo sameysa eedeymo la xiriira tacaddiyo dhanka jinsiga oo ay geysteen xubno ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, ayaa aqbashey in Somalia loo diro koox baaritaan ku soo sameysa eedeymo la xiriira tacaddiyo dhanka jinsiga oo ay geysteen xubno ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), sida ay hore u baahisey hay'adda xuquuqda aadanaha eeHuman RightsWatch.


Kooxdan oo ka kooban afar xubnood oo ay ku jiraan laba dumar ah ayaa u kala dhashey Ghana, Tanzania iyoZimbabwe, waxayna leeyihiin khibrad heer caalami ah oo ay ku gutaan hawlahooda.

Xubnahan ayaa baaritaan ku sameyn doona eedeymo la xiriira tacaddiyo dhanka jinsiga iyo kuwo kale oo ay geysteen ciidamada nabad ilaalinta ee Uganda, Burundi iyo weliba xubno ka tirsan saraakiisha rayidka ee AMISOM.

Guddiga ayaa la filayaa inay natiijada baaritaankooda soo gudbiyaan 30ka bisha November ee sannadkan




Contact@afkashacabka.com