Maxkamadda Adduunka oo Shacisay Xiliga Loo Garnaqayo Soomaaliya iyo Kenya.

0
Wednesday October 22, 2014 - 21:49:32 in by salman abdi
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Adduunka oo Shacisay Xiliga Loo Garnaqayo Soomaaliya iyo Kenya.

    Maxkamadda dunida ayaa Cayinta xiliga rasmiga ah ee la dhagaysan doono dacwadda Soomaaliya u gudbisay maxkamaddaee ku saabsanaa muranka Xuduudabadda ee u dhexeeya Soomaliya iyo kenya waxaana wargayska the StandardEe kasoo Baxa Magaalada Niarobi uu sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda dunida ayaa Cayinta xiliga rasmiga ah ee la dhagaysan doono dacwadda Soomaaliya u gudbisay maxkamaddaee ku saabsanaa muranka Xuduudabadda ee u dhexeeya Soomaliya iyo kenya waxaana wargayska the StandardEe kasoo Baxa Magaalada Niarobi uu sheegay in13 July 2015 Iyo 27 May 2016 si rasmi ah loo dhagaysan doono dacwadda Muranka Xuduudeedka u DhexeeyaSoomaaliya ee ka dhanka ah Wadanka kenya.

Soomaaliya aya bilihii lasoo dhaafay dacwaddaasi gudbisay kadib markii ay sheegeen in kenya ay ku guuldaraysatay in wada xaajood arrintaasi lagu xaliyo .
xuduuda dhanka badda ee ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo kenya ayaa ah dhul lagu tuhunsanyahay khayaadkadabiiciga ah ee saliidda ama gaska

Contac@afkashacabka.com