Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirradda Amniga, Duulista Hawadda iyo Taliyaha Booliiska oo hortagay

0
Sunday December 08, 2019 - 14:27:29 in by salman abdi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirradda Amniga, Duulista Hawadda iyo Taliyaha Booliiska oo hortagay

    Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirradda Amniga, Duulista Hawadda iyo Taliyaha Booliiska oo hortagay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirradda Amniga, Duulista Hawadda iyo Taliyaha Booliiska oo hortagay

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka furmay Kulankii caadiga ee Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ay hortageen Wasiirradda Amniga, Duulista Hawadda iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed.

 

 

Kulanka oo uu shir guddoominayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Muudeey ayeey xildhibaannadu su'aalo ku weydiinayaan Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale,Wasiirka Duulista Hawadda Maxamed Salaad Oomaar iyo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

 

 

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa qaba in Wasiirradda lagala xisaabtamo arrimaha Amaaniga iyo waliba xiyaaradii madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya.