Kenya '' Xubno qorsheynaya Qaraxyo iyo weerarro oo sawirrada la baahiyay

0
Thursday January 02, 2020 - 11:39:25 in by salman abdi
  • Visits: 682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya '' Xubno qorsheynaya Qaraxyo iyo weerarro oo sawirrada la baahiyay

    Kenya '' Xubno qorsheynaya Qaraxyo iyo weerarro oo sawirrada la baahiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya '' Xubno qorsheynaya Qaraxyo iyo weerarro oo sawirrada la baahiyay

Dowladda Kenya ayaa ka digtay weerarro ay qorshaynayaan xubnoi ka tirsan Ururka Al-shabaab kuwa ay baahisay sawirradooda.

 

 

 

Dowladda Kenya ayaa heegan galisay ciidamadeeda ka hortaga Argagixisada si looga baaqsado weerarrada oo laga yaabo in ay ka dhacaan wadamo ku yaala Geeska Africa oo ay Kenya ka mid tahay.

 

 

Raggan sawirradooda la baahiyay ee lagu tuhusan yahay in ay weerarrada geysan karaan ayaa kala ah Kyalo Masai, Juma Waziri iyo Salim Mohamed Ahmed, Raggaan la shaaciyay magac-yadooda iyo Sawiradooda ayaa Kenya waxa ay ku eedeysan in ay masuul ka ahaayeen weeraro dhiig badan uu ku daatay oo ka dhacay gudaha dalka Kenya sida ay hadalka u dhigtay.

Dowladda Kenya ayaa dhinaca kale ka dalbatay shacabka in ay kala shaqeeyaan nabad-galyada iyo in ay laamaha Amniga ku soo wargaliyaan haddii ay helaan macluumaad la xiriira Raggan la doondoonayo.