Waddooyinka waawayn ee magaalada oo guud ahaan xiran maanta+Sababta.

0
Wednesday January 22, 2020 - 10:02:09 in by salman abdi
  • Visits: 478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddooyinka waawayn ee magaalada oo guud ahaan xiran maanta+Sababta.

    Waddooyinka waawayn ee magaalada oo guud ahaan xiran maanta+Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waddooyinka waawayn ee magaalada oo guud ahaan xiran maanta+Sababta. Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in maanta ay xiran yihiin waddooyinka waawayn ee magaalada Jigjiga.

 

Sababta waddooyinkan loo xiray ayaa ah maadaama dadka kiristanka ah ee Jigjiga deggan ay xusayaan ciidooda oo ay marayaan waddooyinka waawayn ee magaalada.

Arrintan ayaa saameen ku yeelatay dadka shacabka ah ee magaalada deggan, iyadoo isu socodkii dhanka gaadiidku uu go'an yahay, Baajaajta oo ay dadka badankiisu raacana ay qiimihii ku dartay maadaama waddooyin raf ah ay marayso.

Waddooyin xiran ayaa ilaa shalay sidan ahaa, balse way dhaantay shalay oo waddooyinka qaarkood ayaa furnaa, maantase inta badan waddooyinka waawayn ee magaaladu way xiran yihiin.