Dood-Furan Dumarku Xaq Ma uleeyihiin Inay isu soo sharaxaan Jagooyinka kala ah

0
Saturday October 25, 2014 - 19:07:34 in by salman abdi
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood-Furan Dumarku Xaq Ma uleeyihiin Inay isu soo sharaxaan Jagooyinka kala ah

    Xildhibaanada,iyo Jagadda Madaxweynenimo,Maxaase Ka Hortaagan?Maxayse Raggu Uga Manciyaan Jagooyinkaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada,iyo Jagadda Madaxweynenimo,Maxaase Ka Hortaagan?Maxayse Raggu Uga Manciyaan Jagooyinkaa.

Dood-Furan Dumarku Xaq Ma uleeyihiin Inay isu soo sharaxaan Jagooyinka  kala ah Xildhibaanada,iyo Jagadda Madaxweynenimo,Maxaase Ka Hortaagan?Maxayse Raggu Uga Manciyaan Jagooyinkaa.

Waxaan iinsha allah manta ka hadlidoonaa mawduuc ay yartahay inay raguu ka hadlaan inta badan siday doonaan hawga meer meeraane ,laakiin run ahaantii aay muhiimtahay in laga hadlo mar mar mawduucan waxaa igu kalifay markaan arkay siday u kala daacadsanyihiin ,ragu markay xilka qabtaan iyo markay dumarku qabtaan ,taas oo aan in badan ku hayay baadhitaan aan tusaalayar ka qacsiiyee ,hadaad is bar-bar dhigto raga xilaalkay qabtaan iyo cabashadda ka soo yeedha oo lagu eedeyo hanaqoto1-Musuq –maasuq ,2-Hanaqoto xil gudasho la,aan 3-hanaqoto Daacadnimo 4-Hanaqoto isxilqaaamid ,5-Hanaqoto Duudsi 6-Danaysi iyo wixi la hal maala laakiin hadaynu ka eegno xagga Dumarka markay xilka qabtaan horta waxaa ku yar 1-Musuq-Maasuq  2-Waxaa ku yar danaysiga iyo waxa yaala kaloo badan markaas kumaan darin mid ilbaxday oo  baratay kala Jihaynta Dhaqaalaha iyo Dhaqanlka iyo amuuraha oo dhan laakiin waxaa cad inay ka duwanyihiin raga badankooda  ,oo aanayba isu dhigmin wallow laga yaabo inaan Qaldanahay ama layga arti duwanyahay,

Markaas waxaan idn waydiiyaay akhriste yaal maxaa sababay weliba soomaliland iyo geyiga soomaliyeedba inaay weli Gabdhi ka qabanka xilka madaxweynenimo?Ma kartidoodaa yar ? Ma Dhaqaalahoodaa yar? Ma siyaasad ay ku maamulaanbaanay hayn? Ma ragaan u ogalayn? Oo wata wasiirba loo ogalayahaye maxaa loogu ogaalan wayaay inay hantaan Jaggadda madaxweyne nimo aan ku sii yar lifaaqo afkaartaan aaminsanahay inay  :-Awoodaan inay Qabtaan Jaggadda Madaxweynenimo? Inay u Hayaan dhaqaale ,siyaasad ,Aqoon ? Dadaal? Karti ? iyo wixii la halmaala markaa aan soo koobe waxaan jecelahay bal inay dumarku isku soo dayaan inay ka jawaabaan su,aalahaa?

Waxaad is waydiinaysaan maxaa ninkan ku kalifay qoraalkan maadaanma oo aanu ahay haween ? waa su,aal lays waydiinkaro laakiin asxaabeey ama ragaw waxaa muhiima inaynu fahano inay dumarku inagu leeyihiin ,xaq aanay muhiim u tahay inaynu ka hadalno xaqooda ,taas ayaa muhiima taas ayaa u cad sida qoraxda taas ayaa u wayn sida circa taas ayaa ka dheeraysa dabaysha,waxaan uga hadlayaa maah inaan leeyahay Dumarku Debadda hawsoo baxaan Dariiqyadda haystaagaan,laakiin malaha waxaa yar mudan in wax laga siiyo Aduunyadan cusub

Iinsha allah waxaan soo bandhigayaa Qodobo aad umuhiima markaas manta intaas ayaan ku joojinayaa ee waa inoo qaybta labaad iinsha allah.

Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara) 

Mobil:0634431347

Burao/Somaliland

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com