Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Su'aal Galiyey Sababta Shacabku U Dugsanayo Balan-furka Madaxda Xilalka Haysa.

0
Monday March 02, 2020 - 08:35:47 in by salman abdi
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Su'aal Galiyey Sababta Shacabku U Dugsanayo Balan-furka Madaxda Xilalka Haysa.

    Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Su'aal Galiyey Sababta Shacabku U Dugsanayo Balan-furka Madaxda Xilalka Haysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Su'aal Galiyey Sababta Shacabku U Dugsanayo Balan-furka Madaxda Xilalka Haysa. Aqoonyahan Jamaal Cali Xusen ayaa faalo koban uu bartiisa Facebooka Soo dhigay kaga hadlay Sababta ay shacabka Somaliland udhibiweyday shacabkaSomaliland balan furida iska soo daba dhacaya ee Madaxda ay xilalka udhiibtaan ku kacaan. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sidoo kale sheegay inaan wax la aqaadan karoo ciyaar ciyaar ah ahayn balan furida ay Masuuliyiinta xilalka qaranka Hayaa ku kacaan. Qoraalka Uu Bartiisa Facebooka soo dhigay aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sidan Udhignaa” Waa maxay sababta shacabku ay u dhibi laadahay hadaladda iyo balan furista masuuliyiinta ay xilalka u dhiibteen.  
Qofka hogaamiyaha ah qawlkiisa iyo balan qaadkiisa iyo hadalkiisu maaha ciyaar ee waa in miisaan weyn la saaraa si aanay mar danbe ugu noqonin wax balan furis ah Oo hadalka ay leeyahiin mid macno leh u noqdo. Laakiin kolka ay bulshadu raali kaga tahay balan furka, beenta, iyo hadaladda iska soo horjeeda Oo ay weliba sacab Ugu darayso kii tobanka jeer balan furka iyo beenta isu qooshay, Ma waxay Kula tahay in aynu helayno hogaamiyayaal qiyam, Allah ka qabsi iyo damiir nool leh? Shacabku ha Kula xisaabtamaan wax kasta madaxda ay xilalka u dhiibteen haday doonayaan madax hagaagta Oo dalka horumar gaadhsiisa haddii kale waa ” Waar iley darka iiga baydh Uunbaa loo dabaal degay”.