War Deg Deg Ah:-Qarax Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Gudoomiyihii Maxakamada Gobalka Sool Oo Ku Geeriyooday

0
Monday March 02, 2020 - 17:46:17 in by salman abdi
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Gudoomiyihii Maxakamada Gobalka Sool Oo Ku Geeriyooday

    War Deg Deg Ah:-Qarax Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Gudoomiyihii Maxakamada Gobalka Sool Oo Ku Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qarax Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Gudoomiyihii Maxakamada Gobalka Sool Oo Ku Geeriyooday
Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool Xasan Sheekh ayaa galabta ku geeriyooday Qarax gaadhigiisa loogu xidhay gudaha magaalada Laascaanood.

Ilaa hadda laamaha Ammaanku kama hadal Qaraxan Uu Ku Qudh Baxay Gudoomiyihii Maxakamada Ee Gobalkaas Sool
  ilaa hadda lama Garanayo Cida Ka Danbaysay Qaraxan Masuuliyadiisana Cid Sheegtay Ma Jirto 

Laascaanood Ayaanay Sanadahan wax Qaraxi Ka Dhicin Marka laga Yimaado Dhawr Sano Kahor Oo Sidan Oo Kale Loo BeegsDay Saraakiil Ciidan Iyo Masuuliyiin