War deg deg ah: FIFA Oo Soo Bandhigtay Astaanta Koobka Adduunka Ee 2018 Ee Russia Lagu Qabanayo+ daaowo Sawirada

0
Wednesday October 29, 2014 - 12:07:26 in by Burco Office
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah: FIFA Oo Soo Bandhigtay Astaanta Koobka Adduunka Ee 2018 Ee Russia Lagu Qabanayo+ daaowo Sawirada

    waxa gr dhaweed si rasmi ah loo shaaciyey astanka uu yelan doono koobka aduunka ee 2018ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa gr dhaweed si rasmi ah loo shaaciyey astanka uu yelan doono koobka aduunka ee 2018ka

Madaxweynaha Kubad cagta aduunka FIFA ee Sepp Blatter ayaa shaaciyay astaanta Koobka Adduunka ee 2018 ee lagu qaban doono Russia iyadoo ay ka caawiyeen shaqaalaha dayaxgacmeedka Russia.

Astaanta Koobka Adduunka ayaa ka kooban buluug iyo casaan oo ah calanka Russia iyadoo lagu xardhay sidoo kale midabka dahabiga ah.  


Waxa uu astaantaan ku soo bandhigay TV-ga dolwada Russia, waxaana Blatter uu sheegay in astaanta ay soo bandhigeysa qalbiga iyo isbiirita Russia. Ka dibna waxaa la baahiyay muuqaal seddex nin oo ka mid ah shaqaalaha dayacgacmeedka Russia oo haya astaanta cusube e Koobka Adduunka.


"Inaan aragno in Koobka Adduunka lagu qabto dalkeena, waxa ay dhamaanteen inoo tahay riyo” ayay tiri Elena Serova oo ka mid ah shaqaalaha dayaxgacmeedka Russia.

Si la mid ah markii astaantaan laga baahiyay TV-yada, waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay darbiga tiyaatarka Moscow ee Bolshoi.


cabdrisaaaq koronto
burco/office

contact@afkashacabka.com