ITOOBIYA Oo Xabsiyada Kasiidaysay Afar Kun Oo Maxaabiis Ah

0
Thursday March 26, 2020 - 12:43:15 in by salman abdi
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ITOOBIYA Oo Xabsiyada Kasiidaysay Afar Kun Oo Maxaabiis Ah

    ITOOBIYA Oo Xabsiyada Kasiidaysay Afar Kun Oo Maxaabiis Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ITOOBIYA Oo Xabsiyada Kasiidaysay Afar Kun Oo Maxaabiis Ah

Dowladda Itoobiya ayaa siideysay in kabadan 4,000 oo maxaabiis ah si ay uga hortagaan faafida coronavirus ee xabsiyada dadku ku badanyihiin, warbaahinta dowlada ayaa werisay.

Dhinaca kale, dowladda Itoobiya ayaa ku amartay shaqaalaha wadanka in ay kusugnaadaan guryahooda taas oo qeyb ka ah dadaalada lagu xakameynayo faafitaanka cudurka.

Kulan aan caadi ahayn oo dhacay Salaasadii shalay, golaha wasiirradu waxay ku meel mariyeen go’aanka ah in shaqaalaha dawladda ay ku shaqeyn doonaan guryahooda laga bilaabo March 25, 2020, illaa ogeysiis dambe.

Itoobiya waxay xaqiijisay hal kiis oo kale oo ah coronavirus (COVID-19), taasoo ka dhigeysa tirada guud ee dadka cudurkaasi ku dhacay 12 qof.