War Deg Deg Ah:-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Oo Maanta Yeelanaya Fadhi Aan Caadi Ahayn+Arimaha Ay Ka Doodayaan.

0
Saturday March 28, 2020 - 12:13:06 in by salman abdi
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Oo Maanta Yeelanaya Fadhi Aan Caadi Ahayn+Arimaha Ay Ka Doodayaan.

    War Deg Deg Ah:-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Oo Maanta Yeelanaya Fadhi Aan Caadi Ahayn+Arimaha Ay Ka Doodayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Oo Maanta Yeelanaya Fadhi Aan Caadi Ahayn+Arimaha Ay Ka Doodayaan.

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Sabtida Maanta oo ku beegan 28 March, 2020 yeelanaya Fadhi aan Caadi ahayn.

Fadhigan oo uu dalbaday Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sida qorshuhu yahay waxay Mudaneyaasha Golaha Wakiilladu ku ansixin doonaan Xubnihii Xisbiyada Mucaaradka ahi u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka Qaranka.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi ayaa Toddobaadkii hore waxa uu qoraal u gudbiyey Shir-guddoonka Golaha Wakiillada, kaasi oo uu kaga dalbaday inay isugu yeedhaan Xildhibaannada Golaha oo ku jira Fasax, si ay waajibaadkooda dastuuriga ah uga gutaan labada Xubnood ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen Komiishanka doorashooyinka Somaliland.

Xubnaha Maanta uu Goluhu ansixintooda u fadhiisanayo ayaa kala ah:- Cabdifataax Ibraahim Xasan oo UCID soo Magacaabay iyo Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar oo WADDANI soo Magacaabay.

Wixii Warar Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Shabkada Wararka Ee Afkashacabka.com